Nin Maamule ka ahaa Iskuul oo caawa lagu qaarajiyey Magaalada Muqdisho

Dabley hubeysan ayaa caawa degmada Yaaqshiid ee magaalada Muqdisho ku toogtay nin la sheegay inuu maamule ka ahaa iskuul ku yaalla degmadaas. Xuseen Maxamed Xuseen ayaa Macalin & Maamuleba ka ahaa Iskuulka hoose dhexe iyo sare ee Al-Kifaax ee ku yaalla agagaarka Warshada Coca Cola, waxaana caawa lagu dilay agagaarka iskuulkaas. Goob joogayaal ayaa sheegay … Continue reading Nin Maamule ka ahaa Iskuul oo caawa lagu qaarajiyey Magaalada Muqdisho